Faahfaahin: Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo ku dhaawacmay qaraxii Garoowe

Faahfaahino hordhac ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Garoowe caasimada Puntland caawa fiidnimadii. Sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Nugaal qof ismiidaamiyey ayaa isku qarxiyey gaari ay la socdeen Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Gujir iyo Taliyihii hore ee qeybta Booliska gobolka Nugaal Faarax Galangooli oo gaariga … Continue reading Faahfaahin: Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo ku dhaawacmay qaraxii Garoowe